Halkan ka Daawo :Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira Garsoorka Somalia

Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood noqdeen kuwa ku shaqeeya laaluush kana fogaada cadaalada. Muuqaalkan aan idin soo bandhigi doono hadaad … Continue reading Halkan ka Daawo :Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira Garsoorka Somalia